WAJAALE NEWS

DAAWO; Garabka Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada hadalkii U Furmay Xisbiga Ucid.

Hargeysa(Wajaalenews) Af-hayeenka Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa xaqiijiyay wadahadal u furmay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, waxaanu sheegay in uu kulankani ahaa mid hordhac ah oo ay u balamaeen in ay sii socdaan wadahadaladu.

 

Exit mobile version