HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo mudo dheer kusoo jiray siyaasada Somaliland iyo dhakhaatiirta ugu caansan ayaa manta si rasmi ah ushaaciyay in uu ka fadhiistay siyaasadii iyo mihnadiisii dhakhtarnimo oo uu kusoo jiray inka badan 40sano
Sidoo kale dr gaboose ayaa ka waramay xaqiiqada siyaasada Somaliland iyo mugdiga ay ku dhacday hanaankii dimuqraadiyadu
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;