DAAWO;-Dr Gaboose Oo Si Faah Faahsan Usharaxay Sobobaha Ku Kalifay In Uu Ka Fadhiisto Siyaasada Iyo Mihnadiisii Dhakhtarnimo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dr Gaboose Oo Si Faah Faahsan Usharaxay Sobobaha Ku Kalifay In Uu Ka Fadhiisto Siyaasada Iyo Mihnadiisii Dhakhtarnimo!
April 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo mudo dheer kusoo jiray siyaasada Somaliland iyo dhakhaatiirta ugu caansan ayaa manta si rasmi ah ushaaciyay in uu ka fadhiistay siyaasadii iyo mihnadiisii dhakhtarnimo oo uu kusoo jiray inka badan 40sano

Sidoo kale dr gaboose ayaa ka waramay xaqiiqada siyaasada Somaliland iyo mugdiga ay ku dhacday hanaankii dimuqraadiyadu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS