HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada jsl iyo masuuliyiin kale ayaa shaaciyay fasax ay gali doonaan ardayda reer Somaliland ee dhigata dugsiyadu kadib markii uu dalka kusoo laba kacleeyay xanuunka coronavuris
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;