WAJAALE NEWS

Daawo:Ugaas cabdirisaaq Oo Dawlada Djibouti Ku Edeeyay Inay Khatar Ku Tahay Somaliland Sheegayna Inay Cadow Ku Tahay Qaranimada Somaliland.

DSCN2557Hargeisa(WJN):-Ugaas abdirisaaq oo kamid ah ugaasyada beelaha somaliland ayaa dhaliilo culus u soo jeediyay xukuumada jamuuriyada jabouti oo uu sheegay inay fara galin qaawan ku hayso xukuumada somaliland waa sida uu hadalka u dhigayee “waxa aad uga xumahay in saalaadiinta iyo wasiirada saomaliland ee ka hadalayay meeqamka xukuumada jabouti ay ku soo dhawaysay madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxmed maxmuud siraanyo uu ahaa mid aad u fool xun ru ahaantiina aan u qalmin madaxwaynaha”

ugaaska oo u waramay shabakda caalamiga ah ee wajaalenews ayaa sharaxaad ka bixiyay kuna dheeaday waxyeelada ay jamuuriyada jabouti ku hayso dawlada somaliland “xukuumada jamuriyada jabouti ayaa ku hawlan sidii ay faragalin siyaasadeed uga gaysan lahayd gudaha somaliland sidoo kalena mar walba ku hawlan necbaan shaha xukuumada somaliland hadii ay tahay nid dhaqaale mid siyaasadeed iyo waliba ictifaafka somaliland”

 

 

abdiqadir habane

shabakada wararka ee wajaalenews

wararka magaalada hargeisa

Exit mobile version