|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Ugaas cabdirisaaq Oo Dawlada Djibouti Ku Edeeyay Inay Khatar Ku Tahay Somaliland Sheegayna Inay Cadow Ku Tahay Qaranimada Somaliland.
May 22, 2016 - Written by Wariye:
ugaaska oo u waramay shabakda caalamiga ah ee wajaalenews ayaa sharaxaad ka bixiyay kuna dheeaday waxyeelada ay jamuuriyada jabouti ku hayso dawlada somaliland “xukuumada jamuriyada jabouti ayaa ku hawlan sidii ay faragalin siyaasadeed uga gaysan lahayd gudaha somaliland sidoo kalena mar walba ku hawlan necbaan shaha xukuumada somaliland hadii ay tahay nid dhaqaale mid siyaasadeed iyo waliba ictifaafka somaliland”
abdiqadir habane shabakada wararka ee wajaalenews wararka magaalada hargeisa Related posts:Ganacsade maxamed Xabashi Oo Ka Mid Ah Ganacsatada Gabiley Oo Taageeray Wareejinta Haamaha Shidaalka... Xisbiyada Mucaaridka Ee Wadani Iyo Ucid Oo Go,aamiyay Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Degmada Burco ... Maamulka Puntland Oo Doonaysa Inay Carqaladayso Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Laga Bilaabay Bari... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|