WAJAALE NEWS

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Qiray In Ciidamo Eratariya Ahi Ay Ku Sugan Yihiin Gobolka Tigreega.

ADIS ABABA(W,N)-Raysalwasaaraha dalka itoobiya abiy axmed ayaa markii ugu horay qiray in ciidamo dalka eratariya ka socdaan ay ku sugan yihiin gobolka tgreey kuwaasi oo xadgudubyo dagaal ka gashay islamarkaana xasuuqay dad shacabka kuwaasi oo ay hore ubeeniyeen joogitaankooda raysal wasaare abiy iyo madaxwaynaha eratariya Isayes afowergi

Raysalwasaare abbey ayaa arintan ka sheegay mar uu khudbad ujeediyay baarlamaanka dalka itoobiya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version