WAJAALE NEWS

Gobolka Tigrey Ee Itoobiya Oo Ay Ka Qabsoontay Doorashada Codbixiyaashu Iyo Raysal Wasaare Abiy Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay.

ADIS ABABA(W,N)-Gobolka tigreey ee  fadaraalka dalka itoobiya ayaa ka bilaabatay doorashada codbixiyaashu kuwaasi oo safaf dhaareed ugalay 2600 oo goobood oo loo asteeyay in ay shacabku codkooda ka dhiibtaa taasi oo si habsima ah udhacday islamarkaana lasoo xidhay goobii.

Raysal wasaaraha dalka itoobiya oo ka hadlay talaabada ay qaadeen xisbiga TBLF ayaa ku tilmaamay mid  sharci daro balse aanay dawladu awood ciidan u adeegsanayan marnaba.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version