WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Marwadiisa Oo Qaatay Talaalka Ka Hortaga Covid19.

JABUUTI(W,N)-Dalka jabuuti ayaa waxaa soo gaadhay daawada talaalka ka hortaga xanuunka coronavirus ee dunida saameeyeen.

Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele iyo marwadiisa khadra maxamuud xayd ayaa manta qaatay talaalka ka hortaga covid19

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version