WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Qaybo Lagu Kordhinayo Xanaanada Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley,xidlhbaano iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si rasmi ah udhagax dhigay kordhin lagu samaynayo xanaanada laag barako ee magaalada gabiley kaasi oo hirgalinayso dawlada hoose ee gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version