Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Marwadiisa Oo Qaatay Talaalka Ka Hortaga Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Marwadiisa Oo Qaatay Talaalka Ka Hortaga Covid19.
March 15, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Dalka jabuuti ayaa waxaa soo gaadhay daawada talaalka ka hortaga xanuunka coronavirus ee dunida saameeyeen.

Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele iyo marwadiisa khadra maxamuud xayd ayaa manta qaatay talaalka ka hortaga covid19

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS