WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Magaalada Kalabaydh

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka degmada gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha xarunta maamulka magaalada kalabaydh oo ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan magaalada kalabaydh ayaa soo dhaweeyay waxqabadka muuqda ee ay maamulka dawlada hoose ee gabiley ka hirgaliyeen kalabaydh.

Dhanka kale maayarka Maxamed Amiin ayaa ka warbixiyay ka maamul dawlad hoose ahaan mashaariicda ay ka hirgaliyeen magaalada kalabaydh,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version