|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Magaalada Kalabaydh
March 22, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka degmada gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha xarunta maamulka magaalada kalabaydh oo ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley. Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan magaalada kalabaydh ayaa soo dhaweeyay waxqabadka muuqda ee ay maamulka dawlada hoose ee gabiley ka hirgaliyeen kalabaydh. Dhanka kale maayarka Maxamed Amiin ayaa ka warbixiyay ka maamul dawlad hoose ahaan mashaariicda ay ka hirgaliyeen magaalada kalabaydh, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Fariin Udiray Ergooyinka Ka Qaybgalaya Sh... DAAWO; Qaabkii Ay U Dhacday Doorashadii Madaxwayne Kuxigeen Ee Cabdiraxmaan Saylici Iyo Dr Xaglatoos... Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wajaale Eng Aadan Shiine Oo Beeniyay In Uu Dayn Xadkaasi Leeg Ku Wareej... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|