WAJAALE NEWS

Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaacisay Shirkada Ku Guulaysatay Dhisme Loo Dhisayo Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha.

HARGAYSA(W,N)-Gudida qandaraasyada qaranka ayaa shaaciyay shirkada ku guulaysataydhisme loo dhisanayo haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka taasi oo uu goob joog ahaa gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariim xinif.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Qandaraaska Dhismaha Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha ayaa Tartankeeda la shaaciyeey

Exit mobile version