WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Galbeedka Hargaysa Oo Shirkada Oomaar Ka Difaacay Eedo Loosoo Jeediyay,Digniin Culusna Diray!

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida madaxdhaqameedka  gobolada Maroodi jeex iyo Gabiley ayaa jawaab kulul a bixiyay eedo dhawaan qaarkamida odoyaasha koonfurta hargaysa  kula dul dhaceen Company Oomaar Iyo Suldaanka Guud ee Gobolada galbeedka  Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan .

Madaxdhaqameedka Ayaa Ugu Horay Sharaxaad ka bixiyay sida Ay Udhacday arintani,Waxaana Ugu Horay halkaasi ka hadlay  Suldaan Xuseen Aw Muuse Warsame  oo isaga ah odaygii bixiyay khasaare gaadhi loo sheegtay wiil oo oday uyahay isagoo sheegay in ay dhamaysteen arintaa odoyaasha beeshan tvga ka eedaynaysay Shirkada Oomaar Company.

Dhanka kale Waxaa Digniin Culus udiray Odoyashii dhawaan warbaahinta la hadlay ee beesha yoonis Caaqil Maxamed Cabdi Qowdhan, Caaqil Cabdilaahi Qalinle Fariin

Dhanka kale waxaa eedo culus ujeediyay taliyaha ciidanka TARAAFIGA ODAY  Cabdi Bayle oo sheegay in uu yahay ninka markasta oo sharciga laysla galo qolada afduubka ugaysatay gaadiidka shirkada oomaar uu yahay ninka reer ahaanta kusii daaya,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version