WAJAALE NEWS

Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaymaha Buurta Daalo Ee Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

CEERIGAABO(W,N)-Wararka ka imanaya gobolka sanaag ayaa sheegay dab xoogan ayaa habeenkii xalay ka kacay buurta daalo kaasi oo khasaare balaadhan gaystay.

Masuuliyiinta wasaarada deegaanka ee gobolka sanaag iyo maamulka gobolka ayaa gurmad ka gaystay daminta dabkan ka kacay kaybaha buurta daalo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version