WAJAALE NEWS

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso

BOOSAASO(W,N)-Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo kamid ah culimda waawayn ee somalida islamarkaana maalmihii udanbeeyay ku sugaan maamul goboleedka punthland ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada boosaaso

Soo dhwaynte sheekh mustafe ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ,culimo awdiin iyo bulshada ku dhaqan magaalada boosaaso

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SOO DHAWAYNTA;

Exit mobile version