HARGAYSA(W,N)-Beesha Abokor ciise ee degta gobolka saaxil ayaa gabi ahaanba iskaga tagtay xisbi xaakimka kulmiye kadib markii ay kala kulmiyeen farogalin iyo in musharixiintoodii la caqabadeeyo.
Madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha abokor ciise ayaa udigo rogtay xisbiga wadani oo ay geeyeen musharixiintii umatalayay golayaasha deegaanka iyo wakiilada saaxil.
Sidoo kale xisbiga Wadani ayaa sidiiran uqaabilay beeshan iyo musharixiintoodaba
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN;
https://youtu.be/UHCfXxsdEJI