DAAWO;-Beesha Abokor Ciise Iyo MusharixiintoodiiOo Iskaga Baxay Xisbiga Kulmiye, Kana Hilaacay Wadani! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Abokor Ciise Iyo MusharixiintoodiiOo Iskaga Baxay Xisbiga Kulmiye, Kana Hilaacay Wadani!
February 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Beesha Abokor ciise ee degta gobolka saaxil ayaa gabi ahaanba iskaga tagtay xisbi xaakimka kulmiye kadib markii ay kala kulmiyeen farogalin iyo in musharixiintoodii la caqabadeeyo.

Madaxdhaqameedka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha abokor ciise ayaa udigo rogtay xisbiga wadani oo ay geeyeen musharixiintii umatalayay golayaasha deegaanka iyo wakiilada saaxil.

Sidoo kale xisbiga Wadani ayaa sidiiran uqaabilay beeshan iyo musharixiintoodaba

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/UHCfXxsdEJI

COMMENTS
LINKS