BUUHOODLE(W,N)-Wasiirka hawlaha guud iyo guryayta somaliland Cabdirashiid Ducaale Qombi ayaa ka hadlay dilka dhacay maalintii shalay agagaarka magaalada buuhoodle oo uu ka dhacay dil oo lagu dilay hal qof.
Ugu horay wasiirka hawlaha guud ayaa tacsi udiray qoyska uu ka baxay Marxuumka la dilay isagoo sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii ka danbaysay dilkaasi
Dhanka kale wasiir qombi ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay ninkan iyo xoolihiisii oo la dhacay
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;