Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dilka Ka Dhacay Deegaanka Buuhoodle | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dilka Ka Dhacay Deegaanka Buuhoodle
January 21, 2021 - Written by Editor:

BUUHOODLE(W,N)-Wasiirka hawlaha guud iyo guryayta somaliland Cabdirashiid Ducaale Qombi ayaa ka  hadlay dilka dhacay maalintii shalay agagaarka magaalada buuhoodle oo uu ka dhacay dil oo lagu dilay hal qof.

Ugu horay wasiirka hawlaha guud ayaa tacsi udiray qoyska uu ka baxay Marxuumka  la dilay isagoo sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii ka danbaysay dilkaasi

Dhanka kale wasiir qombi ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay ninkan iyo xoolihiisii oo la dhacay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS