WAJAALE NEWS

Siyaasi Ramaax Oo Shacabka Reer Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ka Fiirsadaan Dadka Ay Usoo Xulanayaan Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamuud cali saleebaan ramaax oo kamid xisbiga ucid ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay ka fiirsadaan dadka ay usoo xulanayaan golayaasha wakiilada iyo deegaan

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa eedo culus ku hurgufay xildhibaanada golaha wakiilada oo iyagu kuraasida fadhiyay mudo 15sano

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version