WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin kale Oo kormeer Ku Tagay Dugsiga Xaafadaha Sheedaha Oo Khasaare Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobab

HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan Masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa soo kormeeray dugsiga xaafadaha sheedaha ee degmada ibraahim kood buur oo khsaare uusoo gaadhsiiyay roob dabaylo wata oo shalay ka da,ay magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version