WAJAALE NEWS

Axmed Sh Nour Ducale Oo Kamida Ehelada Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi Ayaa Bulshada Ku Wargeliyey Inay Nooshahay Xildhibaanadu.

Hargeisa(W.N):-Aqoonyahan Axmed Sheekh Nuur Ducaale ‘Axmed Biito’ oo Kamida ehelada Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi Ayaa Bulshada Somaliland iyo Dhamaan Ehelada iyo Qaraabada Xildhibaan Cibaado maax Cilmi Ku Wargeliyey in ay Nooshahay Xildhibaanadu islamarkaana Uu War Khaldan kasoo baxay Markii hore Cusbitaalkii ay Xildhibaanadu Ku Jirto.

Waxaanu Axmd Sh Nuur Ducaale Ka Waramay in Xildhibaanada Xaaladeeda Caafimaad Wakhti xaadirkan aad u Wanaagsan tahay islamarkaana ay Cusbitaalka ugu jirto Wadne xanuun laga helay, oo ay ka bogsatay Xanuunkii Corona Viruska oo ku dhacay kadib markii ay safar dhawaan ay ku tageen dalka ingiriiska ay la Kulantay Xildhibaanadu Saameynta Xanuunkaasi Bulshada Dunida Aafeeyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Aqoonyahan Axmed Sh Nour Ducale.

https://youtu.be/nnBflEQpask

 

 

 

 

Exit mobile version