WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waxqabadka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Teknoolajiyada Somaliland Ee 2020!

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada jamhuuriyada somaliland ayaa kamid ah wasaarada xukuumada madaxwane biixi ee sanadkii 2020 ku talaabsatay waxqabadyo kala duwan oo ay hirgalisay.

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Oo Uu Gadhwadeen yahay wasiir Dr Cabdwali sheikh cabdilaahi suufi Jibriil ayaa kamid ah wasaaradaha sanad lagu tilmaamay in ay tahay wasaarada ka nadiif ah wax isdabarin taasi oo ay shaaciyeen Xafiiska hanta dhawraha Guud ee Qaranku.

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA WAXQABADKA WASAARADA ISGAADHSIINTA EE 2020;

Exit mobile version