WAJAALE NEWS

DAAWO;-Barnaamijka Maamul Wanaaga Iyo Falanqaynta Miisaaniyada Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada!

Hargaysa(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid ah dhalinyarada dalka waxku baratay hormuudna ka ah  barnaamijka maamul wanaaga ee baxa tvga horn cable tv ayaa lafo gur iyo falanqayn ku sameeyay xadiga miisaaniyada  wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN IYO WASAARADA ISGAADHSIINTA;

Exit mobile version