BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda haayadaha caalamiga ee ka shaqeeya arimaha qaxoontiga ayaa magaalada berbera ku qaabiley 15qof oo qaxoonti ah kuwaasi oo kazoo cararay dagaalada ka socda dalka yemen.
Dadka qaxoontiga oo dekeda berbera uu keenay markab ayaa ah dad Somali ah oo kazoo kala jeeda Somaliland iyo koonfurta somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;