WAJAALE NEWS

DAAWO;-Munaasibad Lagu Taageerayo Musharaxnimada Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad si heersare ah loosoo agasimay oo habeen xalay lagu qabtay ayaa siwayn loogu taageeray madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo markale shacabkiisu ka codsadeen in uu isa soo sharaxo.

Munaasibadan oo ay soo agaasimeen aqoonyahan iyo xubnokamid ah jaaliyada dalka jabuuti oo ku dhaqan magaalada hargaysa masuuliyiin xukuumada ka socday, abwaano, safiirka dalka jabuuti ufadhiya Somaliland iyo safiirka Somaliland ufadhiya jabuuti iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version