Hargaysa (WJN)- Ciidanka Dab-Damiska Caasimada Hargeysa ayaa raali-Galin ka bixiyay War khaldan oo ay shalay ka faafiyeen Wakaalada Biyaha Hargaysa oo Sheegaya in ay u Bad-baadiyeen lacag badan.
Taliyaha Ciidanka Dab-Damiska Somaliland Iyo Agaasimaha ayaa saaka xafiiska mareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa warbaahinta ugu sheegay in ay goobta ay lacagta u bad-baadiyeen ay tahay xarunta jumciyadda mujaahidiinta oon waxba ka fogayn wakaaladda biyaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/xTuQHhJ2vCw