WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dhalinyarada Qadiyada Somaliland Baraha Bulshada Ka Difaaca Oo Kulan Yeeshay Iyo Arimo Cajiib Ah Oo Ay Soo Bandhigeen!

HARGAYSA(W,N)-Dhalinyarada caanka ku ah difaacida qarannimada Somaliland iyo qadiyadeeda oo iskugu jira rag iyo haweenba ayaa kulan yeeshay kaasi oo ay kaga hadleen arimo cajiib iyo sida ay ubuuxiyeen kaalintii ay gabeen kuwii loo doortay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version