Hargaysa(W,N)-sarif bararka iyo hoos udhaca shilinka Somaliland ayaa noqday mushkiladakoowaad ee aymaanta la liitaan guud ahaan shacabka Somaliland isaga oo si toos ah u taabtay dadka danyarta ah oo aan haba yaraatee xaaladu maanta gaadhay in aany waxba gadan Karin, sarifka lacagta qalaad ee Dolarka ayaa meeshii ugu saraysay abid gaadhay walina ma muuqdo wax xal ah oo lo ohayo marka laga reebo go,aano dhicisoobay oo xukuumadu hore u shaacsay in ay kula tcaali doonto sixirbararkan xadhkaha gooostay.