HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi sheikh cabdilaahi ayaa faah faahin ka bixiyay Emailada dawlada iyo baraha bulshada oo ay hirgaliyeen
Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa sheegay in ay hirgaliyeen sidii xukuumadu u ogaan lahayd baraha bulshada hadii laga been abuuro iyo sugnaanshaha xogta dawlada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;