|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Sheegay Inay Sameeyeen Email-ladda Laamaha Dawladda Iyo Sugnaanaha Xogtooda!
December 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi sheikh cabdilaahi ayaa faah faahin ka bixiyay Emailada dawlada iyo baraha bulshada oo ay hirgaliyeen Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa sheegay in ay hirgaliyeen sidii xukuumadu u ogaan lahayd baraha bulshada hadii laga been abuuro iyo sugnaanshaha xogta dawlada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|