WAJAALE NEWS

Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Dil Ku Xukuntay Nin Gabadh Ku Dilay Magaalada Burco.

BURCO(W,N)Maxkamada racfaanka ee gobolka todheer ayaa maanta dil ku xukuntay nin gabadh ku dilay magaalada burco oo maxkamada gobolka togdheer  hore ugu soo xukuntay dilka kaasi oo dilay marxuumad Ugbaad.

Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ayaa ku dhwaaqay xukunka dilka iyo asbaabaha ay ucuskadeen.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version