Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Dil Ku Xukuntay Nin Gabadh Ku Dilay Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Dil Ku Xukuntay Nin Gabadh Ku Dilay Magaalada Burco.
December 31, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)Maxkamada racfaanka ee gobolka todheer ayaa maanta dil ku xukuntay nin gabadh ku dilay magaalada burco oo maxkamada gobolka togdheer  hore ugu soo xukuntay dilka kaasi oo dilay marxuumad Ugbaad.

Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ayaa ku dhwaaqay xukunka dilka iyo asbaabaha ay ucuskadeen.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS