WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobolka Saraar Oo Xukun Dil Ah ku Riday Nin Ku Eedaysnaa Kufsi Iyo Dil Lagula Kacay Gabadh Yar Ah.

CAYNABO(W,N)Maxkamada gobolka saraar ee Somaliland ayaa manta xukun dil ah ku riday nin ku eedaysnaa kufsi iyo dil lagu kacay marxuumad Hodan siciid oo dadeedu ahayd 18yar isla kufsi iyo dil loogu gaystay gobolka saraar.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version