Bristol (Wajaalenews);Jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Bristol ee Dalka Britain ayaa u gudbiyey Golaha deegaanka ee Magaalada Bristol mooshin ku saabsan in la mataaneeyo magaalooyinka Bristol iyo Berbera oo ka kala tirsan wadamada Britain iyo Somaliland