Maxkamada Gobolka Saraar Oo Xukun Dil Ah ku Riday Nin Ku Eedaysnaa Kufsi Iyo Dil Lagula Kacay Gabadh Yar Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Saraar Oo Xukun Dil Ah ku Riday Nin Ku Eedaysnaa Kufsi Iyo Dil Lagula Kacay Gabadh Yar Ah.
December 17, 2020 - Written by Editor:

CAYNABO(W,N)Maxkamada gobolka saraar ee Somaliland ayaa manta xukun dil ah ku riday nin ku eedaysnaa kufsi iyo dil lagu kacay marxuumad Hodan siciid oo dadeedu ahayd 18yar isla kufsi iyo dil loogu gaystay gobolka saraar.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS