WAJAALE NEWS

“Madaxwayne Ismaaciil Waxaan Leeyahay, Sidii Aanu Kuugu Hiilinay Noogu Maad Shaqayn Ee Jaarnimada Eeg”Gudoomiye faysal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay safarka madaxwayne biixi ku tagay dalka jabuuti isagoo madaxwaynaha jabuuti ugu baaqay in uu kalmad uyidhaa Somaliland balse ubax uu kusoo dhaweeyo sxbkii aanu micno usamaynayn shacabka Somaliland

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa madaxwaynaha jabuuti ku eedeeyay in aanu sidii Somaliland ugu hiiliyeen ugu hiilan Somaliland balse uu wallo waynta ku xiiqay.

“Waxaan Arkayay Madaxweynaheenii Oo Jabuuti Tagoo Qadiifad Loo Dhigay Ubax-na Loo Dhiibay, Annagu Ubaxa Waxaanu Ka Jecelnahay Ismaaciil Oo Kalmad Wanaagsan Noo Yidhaahda In Aanu Dal Ahaan-jirnay, Ismaaciil Waxaan Leeyahay Sidii Aanu Kuugu Shaqaynay Noogu Shaqee..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version