HARGAYSA(W,N) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arimaha gudaha Siyaasi Maxamed Nuur caraale duur oo xiligan kamida madaxda sar sare ee xisbiga wadani kana mid ahaa waftigii madaxwayne kuxigeenka somaliland ee socdaalka ku joogay dalka sucuudiga oo galabta dalka dib ugu soo noqday ayaa ka warbixiyay safarkan uu ku weheliyay xukuumada
Siyaasi duur ayaa sheegay in ay muhiim tahay in loo midoobo waxkasta oo danta somaliland ku jirto iyo siyaasada arimaha dibada
Dhanka kale siyaasi duur ayaa xusay in safarkan uu ahaa madaxwayne kuxigeenka ku weheliyay mid somaliland guul wayn usoo hoyay.
Halkan ka daawo muuqalka warkan;
https://youtu.be/_I5DVK_qk90