TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye Axmed Cabdi Dheere iyo oo ay weheliyaan masuuliyiinta xukuumada katirsan iyo maamulka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay goobaha ay diwaan galintu kasocoto ee degmada wajaale iyo deegaana kale oo katirsan gobolka gabiley
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;