Hargaysa(W,N)Wasiirkii Hore ee wasaarada gaashaandhiga axmed xaaji cadami ayaa ka hadlay shirak golaha dhexe ee kulmiye iyo loolanka ka dhex aloosan xsbiga
Sidoo kale cadami ayaa wax lagaw waydiiyay sida uu u arko garabka ka go,ay xisbiga kulmiye ee la baxay badbaada kulmiye
Halkan ka Daawo Muuqaalka warkan;