LOWYO(W,N)-Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland oo mdo lix cisho h safar ku joogay dalka jabuuti ayaa kaga soo anbo baxay safar dhinaca dhulka oo uu ugu soo gudbay dhinaca Somaliland.
Waftiga madaxwayne biixi ayaa goordhawayd lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka Lowyo cado ee udhaxaysa jabuuti iyo Somaliland iyo magaalada saylac.
Madxwaynaha iyo waftigiisa ayaa usoo jeeda dhinaca Caasimada somaliland wallow wararka qaar sheegayaan in uu safar ku marayo dhinaca xeeb oo uu kusii jeedo ceerigaabo.