|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Safar Dhinaca Dhulka Ah Kaga Soo Baxay Jabuuti, Laguna Soo Dhaweeeyay Xuduudka Lowyo Cado.
December 28, 2020 - Written by Editor:LOWYO(W,N)-Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland oo mdo lix cisho h safar ku joogay dalka jabuuti ayaa kaga soo anbo baxay safar dhinaca dhulka oo uu ugu soo gudbay dhinaca Somaliland. Waftiga madaxwayne biixi ayaa goordhawayd lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka Lowyo cado ee udhaxaysa jabuuti iyo Somaliland iyo magaalada saylac. Madxwaynaha iyo waftigiisa ayaa usoo jeeda dhinaca Caasimada somaliland wallow wararka qaar sheegayaan in uu safar ku marayo dhinaca xeeb oo uu kusii jeedo ceerigaabo. Related posts:Guddoomiye Cirro iyo Wefti uu Hoggaaminaayo oo Maanta Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada H... DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dib Usixid Ku Sameeyay Hadal Uu Maanta Cid Gaar ah Ku Duray. DAAWO; BBC Dood Kulul Oo Lagaga Hadlayay Heshiiska Dekeda Berbera +Difaacii Sacad .Dareen Aqoony... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|