WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Dahabshiil Oo Daahfurtay Adeeg Manfac Uleh Ganacsatada Reer Somaliland.

“Shirkada Dahabshiil Waxaan Aad Iyo Aad Ugu Amaanayaa  Adeegan Casriga Ee wax lagu kala Iibsanayo, shirkadan wayn Ee Dahabshiil Oo Dhismihii Dalkayga Somaliland Waxtarka Wayn Galisay Kamid Ah”Marwo Adna Aadan

HARGAYSA(W,N)-Shirkada Dahabshiil Group  ayaa daah furtay Adeega “Edahab  Public API” oo faa,iido wayn uleh ganacsatada somaliland iyo cidkastoo ubaahata adeegan.

Waxaana munaasibada daahfurka adeegan kasoo qaybgalay Masuuliyiin xukuumada katirsan,aqoonyahan jaamacadaha Dalka ah iyo maamulka shirkada dahabshiil group.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version