WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Laba Beelood Mag Ugu Kala Wareejisay Deegaanka Ceel Afwayn.

CEEL AFWAYN(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada gobolka sanaag Oo uu weheliyo maayarka magaalada ceel afwayn ayaa manta Mag ugu kala wareejiyay laba beelood oo wada dega Deegaanka ceel Afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version