DAAWO;-Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Laba Beelood Mag Ugu Kala Wareejisay Deegaanka Ceel Afwayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Laba Beelood Mag Ugu Kala Wareejisay Deegaanka Ceel Afwayn.
December 21, 2020 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada gobolka sanaag Oo uu weheliyo maayarka magaalada ceel afwayn ayaa manta Mag ugu kala wareejiyay laba beelood oo wada dega Deegaanka ceel Afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS