WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Warbaahinta Awood u Adeegsato Kana Qaado Cashuuro Aanu Goluhu Ansixin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay arimo door ah oo dalka ka taagan doorashooyinka kana digay in xukuumadu cashuur aanu golaha wakiiladu ansixin ay ka qaado warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version