WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Iyo Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha Hargeysa oo Si Wada Jir Ah Kormeer ugu soo Maray Halka Uu Marayo Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada.

HARGAYSA(W,N) Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha Hargeysa Ayaa Si Wada Jir Ah Usoo Kormeeray Goobta Uu Kasocdo Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Iyadoo Gudidaas Joogtada Ee Guurtidu Ay Warbixin Ka Dhagaysteen Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Waxaanu Maareeyuhu Sheegay In Ay Sanadka Cusub Ee 2017-ka Oo Dhowr Bilood Ka Hadhsan Yihiin Uu Dhamaanayo Mashruucani .

Exit mobile version