Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Warbaahinta Awood u Adeegsato Kana Qaado Cashuuro Aanu Goluhu Ansixin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Warbaahinta Awood u Adeegsato Kana Qaado Cashuuro Aanu Goluhu Ansixin.
November 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay arimo door ah oo dalka ka taagan doorashooyinka kana digay in xukuumadu cashuur aanu golaha wakiiladu ansixin ay ka qaado warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS